Author Topic: Su'aal: Waxaa laygu sheegay Cagaarshow?  (Read 3422 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Amareh93

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaa laygu sheegay Cagaarshow?
« on: November 22, 2018, 04:26:51 PM »
asc dhamaantiin waad salaamantihiin aad iyo aad ayaad u mahadsantahy diktoor dadaalka aad umada u hayso alla haa kaa jasaayi siiyo.
waxaan iska baaray dhiigeyga sadex bil ka hor waxaana layku sheegay cagaarshow positive ayaad tahy ayaa layku yidhi aniguna ilaa imika wali dhakhtar ma tagin.
waxaa layku yidhi hepetide b ayaa ku hayaa markaa layma sheegin xiligaan qaaday iyo in uu dhigayga ku jiray markii aan dhashay.
marka diktoore waxaan u baahanahay in lay ii wada cadeeyo dhakhtarkiina waxaa uu iku yidhi positive ayaad tahay oo kaliya.
uku dambeyn diktoore waxaan kaa codsanayaa dawo ma u baahanahay in aan qaato.
aad iyo aad ayaad u mahadsanthay diktoor misaanka xasanaadka alla haakugu daro maadama aad caawinayso bulshada.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaa laygu sheegay Cagaarshow?
« Reply #1 on: March 25, 2019, 08:29:22 PM »
Waa su'aal muhiim ah, fadlan akhriso qoraal kuu faahfaahin doono waxa uu yahay cagaarshowga B, baaritaanka aad samaysay ahmiyadda uu leeyahay iyo inaad daawo u baahan iyo in kale: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,633.0.html

Haddii akhrintu ku dhibayso waxaa daawan kartaa video aan kaga hadalnay cagaarshowga:
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Shahwadayda waxaa ku jiro kuus kuus?

Started by Ali2oBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16502
Last post December 04, 2016, 10:32:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa igu yaallo buro "Fibroadenoma"?

Started by HabsaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13049
Last post July 05, 2017, 01:34:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15460
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer afka ka yimaado marka aan seexdo?

Started by Haji2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 61446
Last post December 05, 2015, 11:34:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: marka uu hargab ku dhaco oo uu qufaco waxaa dheecaan ka yimaado dhagta bidixda ah?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14346
Last post November 01, 2011, 07:58:14 PM
by SomaliDoc