Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Gacmahaygu waa kuleel mar kasta?

(1/1)

Moha ali:
Asc dr had iyo jeer gacmaheyga waa kuleyl marka laga reebo waqtiga uu jiro qabowga saa idka ah wax dhibaato ahna ma qabo
Marka dr waxaan rabaa inaad faahfahin aad iga siiso mahadsanid

SomaliDoc:
Hurka iyo kuleelka laga dareemo gacmaha iyo cagaha waxaa astaamo u yihiin xanuuno badan ee faahfaahinta ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5716.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version