Author Topic: Waa maxay ciladda XXY syndrome?  (Read 7449 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Raadshe

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Waa maxay ciladda XXY syndrome?
« on: March 26, 2019, 12:56:00 AM »
Salaamu calaykum,

Diktoore, waxaan ahay nin muddo labo sano ku dhow xaas leh, welise aan awlaad helin. Maalin dhoweyd ayaan anigoo baaraya cilladaha dhalmo la'aanta keena waxaan arkay 'Ciladda XXY Syndrome'. Maxay tahay cilladdaasi, cudur Soomaalida ku dhacase ma yahay?

Mahadsanid




 

Waa maxay "Garguurato" ama "Uuryaal"?

Started by KamalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 110918
Last post May 22, 2009, 01:41:01 PM
by SomaliDoc
Waa maxay "Angina"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 110110
Last post February 05, 2008, 07:56:57 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Burseelku"?

Started by Ahmed_IndhayareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 111353
Last post September 01, 2009, 02:23:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?

Started by AnassmBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 94698
Last post May 06, 2018, 01:17:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Priapism"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 85229
Last post January 22, 2019, 08:47:10 PM
by SomaliDoc