Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Garaaca wadnahayga ayaa is khilaafa?
(1/1)
Engxaam10:
ASALAAMU CALEYKUM Waan idin salaamey dhamaantiin bahda soamlidoc haddi aan guda galo suaasha
waxaan dareema garaaca wadnahayga oo is khilaafa sida markaan orad sameeyo markaan jimicsi sameeyo inuu aad moodo in madaxa dhiiga laga goosanayo , markaan jiifo hadda arinkaas wuxuu i haystaa muddo hal sano ah ,maxaad igula talin lahaydeen .
waan idin salaamey waxaan filayaa inaad iisoo jawaabi doontaan
SomaliDoc:
Garaaca wadnaha oo hakad ama khalkhal galo waa xanuun halis ah oo u baahan in la hubiyo, sidaa darteed fadlan dhakhtar la xiriir, faahfaahinta waxyaabaha keeno cilladaan, afka qalaadne lagu dhaho "Atrical Fibrillation" ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1423.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version