Author Topic: Su'aal: Marawaxadda oo mar walba la hoos jiifto?  (Read 7479 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Msaxane

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Marawaxadda oo mar walba la hoos jiifto?
« on: November 23, 2018, 11:37:47 PM »
Asc bahda website kan somali doc
Waa Maxamed Cali Cilmi oo jooga Burco oo 30jir ah .
Waxan caadeystay oo qabatimay in aan isku shido marawaxadda markasta oo aan gogoshayda joogo habeen iyo maalin,  hadii aan hurdo iyo hadii aan soo jeedo, haduu xiligu kulul yahay iyo haduu qabow yahay. (Sleeping With A Fan On All Night)
Waxay ii noqotay balwad markaa dictoore
Maxay faaiido iyo qasaare labadaba ii leedahay? (benefits and side effects)




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Marawaxadda oo mar walba la hoos jiifto?
« Reply #1 on: March 26, 2019, 08:22:41 PM »
Wax dhib ah oo badanaa la xiriiro inaad hoos seexato marwaxadda ma jirto, inkastoo dadka qaar ay u daran tahay sida dadka qabo xanuunka quumanka ee soo noqnoqdo khaasatan kuwaasoo afka ka dheefsado, hawadaas qabaw ee afka galayso waxay caawinaysaa bakteeriyada inay cunaha ku taranto, sidoo kale dadka aadka u dhidido habeenkii markay jiiftaan uma roona inay marwaxadda isku aadiyaan, maadaama uu ku dhici karo xanuunka loo yaqaano "Pleurisy", faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5710.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxa keena in xubinta taranka ragga ay hoos u qallocato?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17834
Last post March 03, 2016, 02:27:40 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay qooraha oo hoos u dheeraaday?

Started by Ugaas141Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 88918
Last post February 10, 2016, 05:23:25 AM
by Abu-ayub
Su'aal: Maxaa keena inu difaaca jidhku hoos u dhaco?

Started by QawdhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 16163
Last post May 19, 2012, 12:35:28 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xubinta taranka raga ee hoos u qaloocda?

Started by Axmed CumarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 11364
Last post June 13, 2018, 11:10:23 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa dareenka hoos u ridi kara?

Started by AdenyareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 18825
Last post November 13, 2017, 02:57:41 AM
by CilmiSabca