Author Topic: Su'aal: Xanuunka qoorgooyaha?  (Read 9340 times)

0 Members and 3 Guests are viewing this topic.

Offline c/laahi yare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xanuunka qoorgooyaha?
« on: November 26, 2018, 03:46:12 PM »
Asc drska sharataleh slnk kadib xanunkan qooryoyaha layira talamaleyahay? tadii oowleyahay maxa ladhaha? hadiise latalaalo makudhicikara?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuunka qoorgooyaha?
« Reply #1 on: March 27, 2019, 09:19:09 PM »
Haa, nooc ka mid ah xanuunka qoorgooyaha waa la tallaalaa, laakiin xaaladaha qaar iyadoo lagaa tallaalay wuu kugu dhici karaa, faahfaahin ku saabsan xanuunkaan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5470.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuunka la dheho "Lupus"?

Started by AbdiweliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 51995
Last post October 16, 2016, 06:33:09 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuunka loo yaqaano "Abscess"?

Started by MustafacumarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 47314
Last post January 04, 2018, 02:03:56 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Xanuunka Barasta ma la kala qaadaa? Sidee loo qaadaa?

Started by CawadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 78832
Last post February 22, 2010, 12:47:32 PM
by SomaliDoc
Xanuunka Gacanta, Cagta iyo Afka - Hand, Foot and Mouth disease (HFMD)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 76286
Last post January 01, 2011, 08:53:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Noocyada Feero Xanuunka maxaa lagu kala gartaa?

Started by Abdi KarimBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 128656
Last post January 30, 2008, 02:32:49 AM
by Waxbaro!