Author Topic: Su'aal: Madax xanuun sidi dawakhad oo kale?  (Read 4400 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Liban Ali Khataraawi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Madax xanuun sidi dawakhad oo kale?
« on: November 26, 2018, 08:28:19 PM »
Asc Dr magacygu wakas mesha ku xusan salaan ka dib waxan qaba hal suaal. Dr waxa jirtay mudo sanad ku dhawba waxan daremaya tamar la.aan iyo dawakhad markan meel kulul galo amaba aan kubad ciyaarayo hurdo fcn wn seexda lkn markan garoonka galo wan dawakhaya o wan khal khalaya madax guur guurna wan darema xaga maskaxda ah mxa keena dr mxna lagu dawayn kara mahadsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Madax xanuun sidi dawakhad oo kale?
« Reply #1 on: March 27, 2019, 09:22:04 PM »
Cabashadaadu ma ahan mid xanuun gooni ah u gaar ah, waxaadne u baahan tahay waraysi dheeraad ah iyo wiisiteyn, waxybaaha keeni karo waxaa ka mid ah, cadaadiska dhiigga oo dhacsan, sokorta oo hooseyso, caabuq caloosha, cudurka gaaska ah, welwelka iyo stress-ka iyo kuwa kaloo badan. halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan noocyada madax xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 36535
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 36143
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 26736
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 32424
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuncunka inta u dhaxaysa labada biri ee dilac yar oo xanuun badan wata?

Started by AyanitaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 50263
Last post November 17, 2009, 07:36:08 PM
by SomaliDoc