Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhididka jirka oo dhan ah?
(1/1)
Cabdi12:
Dr qof saaid in uu dhidido uu isla qoyo korkisa maxaaa keenaa maxaase lagu xalin karaa dhididkaasi faraha badan? Mahadsanidiin dr iyo bahda somalidoc.com
SomaliDoc:
dhididka xad dhaafka ah qoraal gooni ah ayaan kaga hadalnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version