Author Topic: Su'aal: Ma isticmaali karaa Immunforsvar?  (Read 2381 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Umu sihaam

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ma isticmaali karaa Immunforsvar?
« on: November 29, 2018, 03:39:13 PM »
Asc DR qof qawa ma isticmali kara immunforsvar mahdsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ma isticmaali karaa Immunforsvar?
« Reply #1 on: March 28, 2019, 08:19:12 PM »
Walaal su'aashaadu ma cadda... Immunforsvar waa eray af-nerwiij ah oo u dhigma "immune system" oo difaaca jirka ah.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: