Author Topic: Su'aal: Qoorta ma ceshan karo?  (Read 7389 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Shaafaa23

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qoorta ma ceshan karo?
« on: November 29, 2018, 10:46:20 PM »
Asc Dr waxan Rabaa inan ku wediiyo wii yar ayaa iga xanuunsan waxa uu jiraa hda 1.5 hl sano bar waxa laga haaya qoorta ma ceshanaayo fadhiga wu dhibayaa waana mataan marki ladhalaayay 2saac calosha hoyada kuso daahay hda wilkii kle wu socdaa lkn asaga waxa laga hesta qorta kontarol maleh mana fariisan karo lkn mrkii lasexsho xabadka kusocona wxii lo dhiibo wu qabsanaa isbitaalo badan ayaan geeyay ilaa hda ma arkin mid cilada rasmiga ii sheegay mar wxaan is dhahay laf dhabarka laga hesta raaja saaray waxba kma qaba la idhahay mar scan madaxa ka saaray maskaxdiisa nadiif waye la idhahay wx ma qabto ilaa hda cilada rasmiga ah mesha ka jirto ma aqaaan wiilkiina wxu u egyahay asaga dhan mid barales cml ah ma neerfa laga hesta ma wxklaa jira ma aqaan dr igarali noqo hdaan suasha dhereeyay qof dhibana ahay tala isii jazakallaaah.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qoorta ma ceshan karo?
« Reply #1 on: March 28, 2019, 08:22:35 PM »
Walaal cilladaan waxaa la dhahaa "Cerebral Palsy" waa curyaamidda maskaxda taasoo dhalata xilliga foosha, faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,8099.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Biyo-bax degdeg ah marka hore kadibna wuu daahaa, maxaa keeni karo?

Started by DiinowBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 30816
Last post April 08, 2011, 08:37:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keeni karo qof wadnaha ka xanuunsan, baaristune caadi tahay?

Started by QaysBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 20190
Last post June 09, 2011, 10:50:09 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keeni karo in qofka dhaqso biyaha kaga yimaadaan?

Started by BadarcuneBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25667
Last post November 21, 2011, 10:09:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Suura kal ma tahey in baaris laku ogaan karo sanadka aan jiro (age )?

Started by Gedi20Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 34662
Last post March 10, 2012, 02:47:40 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Walal waxan isku arkey kababiyow maxa keni karo?

Started by Samir YareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17739
Last post April 10, 2016, 11:08:41 PM
by SomaliDoc