Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ma isticmaali karaa Immunforsvar?

(1/1)

Umu sihaam:
Asc DR qof qawa ma isticmali kara immunforsvar mahdsanid

SomaliDoc:
Walaal su'aashaadu ma cadda... Immunforsvar waa eray af-nerwiij ah oo u dhigma "immune system" oo difaaca jirka ah.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version