Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xiniinyaha mid ayaa i culus?
(1/1)
Mr.cabdi:
Asc Dr. Mahdi. Walal waa mahadsantahay sida wanagsan oo aad no garab tagantahay.
Dr. hada kahor yaad ka hadashay xanunka kudhaca xininyaha. Dr.waxaan u tagay dhakhtar waxaa la ii saray (ultralyd) marka waxey i dhaheen xininyahaada waa isla eg yihiin. Aniga xininta bidix wax yar oo culeys ah aan ka daremaa. Mana i xanunto lkn tan midig ayaa mar mar la iga qabtaa daqiqado yar kadib waa iska ficnadaa.
Mida kale cudurkan haduu qabo qofka ow gursado ow dhaliwaayo qalinka kadib rajo maleyay mase waa siduu ma dhaleysi u noqday. Kistoo Allah wax walba qadaro
Mahadsanid Dr.
SomaliDoc:
Sida aad u tilmaamaysid cilladaadu waxay u badan tahay inaad qabtid xaalad la dhaho "Varicocele", fadlan faahfaahinta iyo qaabka loola tacaalo halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version