Author Topic: Su'aal: Waxaan isku arkay welwel?  (Read 3786 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Zakiyare12

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan isku arkay welwel?
« on: December 02, 2018, 04:19:52 PM »
asc dr. aad baan kugu mahad celinayaa sida aad nogu fududeysay inaad umadda ka caawisid  cudurada ay daremayaan:-
su.aal: in mudo ah waxaan isku arkayay walwal . aan dareemayo . marki an damco inaan hawl yara qabsado inaan walwalo marka damco inaan safar galo inaan walwalo o waliba aad u hubqaaco awoodu iga dhacdo madaxu ixanuuno o an cuntada afka galin waayo o an noqdo qof xanuunsan o kale . dr. xanuunkaas ayaan isku arkayay xata hadii aan damco wax an dhib lahyn  inaan qabto waan xanunsan wan walwalin ... qaabke loola tacaali kara mudan..

mhadsanid dr; allah haku xafido.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan isku arkay welwel?
« Reply #1 on: March 28, 2019, 08:32:29 PM »
In tillaabtaa qaadi lahaydba aad ka welweshid ama culeys kugu noqoto waa cillad dad badan haysata, kana mid ah welwelka nooc ka mid ah, faafhaahitna ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5865.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25777
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 26484
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24780
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan rabaa inan halkan idinku so gudbiyo dhowr xanuun?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9872
Last post January 09, 2016, 03:27:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9403
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc