Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan isku arkay welwel?
(1/1)
Zakiyare12:
asc dr. aad baan kugu mahad celinayaa sida aad nogu fududeysay inaad umadda ka caawisid cudurada ay daremayaan:-
su.aal: in mudo ah waxaan isku arkayay walwal . aan dareemayo . marki an damco inaan hawl yara qabsado inaan walwalo marka damco inaan safar galo inaan walwalo o waliba aad u hubqaaco awoodu iga dhacdo madaxu ixanuuno o an cuntada afka galin waayo o an noqdo qof xanuunsan o kale . dr. xanuunkaas ayaan isku arkayay xata hadii aan damco wax an dhib lahyn inaan qabto waan xanunsan wan walwalin ... qaabke loola tacaali kara mudan..
mhadsanid dr; allah haku xafido.
SomaliDoc:
In tillaabtaa qaadi lahaydba aad ka welweshid ama culeys kugu noqoto waa cillad dad badan haysata, kana mid ah welwelka nooc ka mid ah, faafhaahitna ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5865.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version