Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Sababta Hooyada in Ilmaha lagu qalo
(1/1)
Hibo janno:
Dr Asc
Dr waxa la_igu qalay dhowr caruur ah, aad ayaana uga walwalaa hadane waxa kusabraa qadarta Rabbi.
Cunugii iigu horeeyay Dr_kayga waan weediiyay sababta qaliinka ? Waxuu iisheegay in miisaan ka cuniga uu ween yahay oona kadhamaan rabo Amniotic Fluid_ka.
Midkii labaadna & kuwii kadanbeeyane waxu dhahay ilmaha masoo dagaayaan? Waan weediiyay waxa keenay ineesan soo dagin waxu dhahay wa qadar rabi wali wax cad iima sheegin ?
Maxa sababay soo dagis la'aanta ilmaha waqtiga foosha ?
Meeqo sano ayeesan hooyada laqalay uur qaadayn ?
Malaga yaabaa inaa foosho oo caadi udhalo waliba anigoo 3 qaliin qabo ?
Mahadsanid
???? ???? ??? ??????
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso sababaha ugu badan ee hooyada loogu qalo uurka iyo sababta ay caruurta u soo dagi waayaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1103.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version