Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Albinism ma ku dhici karaa bahalaha?
(1/1)
Ahmed_Carab:
Asc.. salaan ka dib, waxaan rabaa inaan idin werdiiyo.. cudurka layiraahdo "albinsm" dadka ka sokoow xayawaanka iyo dhirta maku dhici karaa maadaama ay labadooduba ka mid yihiin bahda nafleeyda?
Waad mahadsan tihiin.
SomaliDoc:
Albinism waa qofka oo jirkiisa oo idil cadaan noqdo maadaama unugyada jirka midabeeyo ee loo yaqaano "milanin" aysan shaqaynaynin.
Xanuunkaan wuxuu ku dhacaa lafdhabarlayda oo idil.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version