Author Topic: Su'aal: Albinism ma ku dhici karaa bahalaha?  (Read 3234 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ahmed_Carab

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 53
  • Points: +0/-0
Su'aal: Albinism ma ku dhici karaa bahalaha?
« on: December 03, 2018, 03:57:48 PM »
Asc.. salaan ka dib, waxaan rabaa inaan idin werdiiyo.. cudurka layiraahdo "albinsm" dadka ka sokoow xayawaanka iyo dhirta maku dhici karaa maadaama ay labadooduba ka mid yihiin bahda nafleeyda?


Waad mahadsan tihiin.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Albinism ma ku dhici karaa bahalaha?
« Reply #1 on: March 29, 2019, 08:12:51 PM »
Albinism waa qofka oo jirkiisa oo idil cadaan noqdo maadaama unugyada jirka midabeeyo ee loo yaqaano "milanin" aysan shaqaynaynin.
Xanuunkaan wuxuu ku dhacaa lafdhabarlayda oo idil.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: