Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Flashing in both eyes?

(1/1)

Khaalid hussein:
Asc doctor, markii aan qol mugdi ah aan galo indhaha ayaa flash wax camal ah ka arkaa labada indhood 17 sano jir ayaan ahay ee maxaa igu la talin laheed dhibaato indho la'aan se ma leedahay mhdsnd.

SomaliDoc:
Indhahaada oo hillaac ka dareentid markaad meel mugdi ah soo gashid waxay astaan u noqon kartaa xanuun indhaha ku dhaco oo halis ah loona yaqaano "Retina detachment" ee fadlan haddii cilladaan kugu soo laalaabato dhakhtar indhaha u tag si laguu baaro. cilladaan faahfaahinteeda ka akhriso cashar aan horay uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3288.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version