Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ku seexashada barkimo khafiif ah?

(1/1)

Liban Ali Khataraawi:
Dr in mudo ah waxan isticmala birkin yr o qafif waxan darema madax xanun sidi dawakhad o kale ah. Hurdo badan bn seexda o ila 10 saacadod ah. Hadaan meel kulul istaago ama aan balooni dheelayo waxan darema kul saaid ah iyo dawakh. Mxa sababa bd is ledahay ama talo ah mahadsanid

SomaliDoc:
Cilladaadu ma ahan wax barkin ay sabab u tahay, madax xanuun, hurdo xumo, dawakhaad iyo kuleel jirka laga dareemo waxyaabo badan ayaa keeni kara waxaadne u baahan tahay inaad dhakhtar la xiriirtid si laguu baaro, waxyaabaha ugu badan ee keeno waxaa ka mid ah xanuunka gaaska, dhiigyarida, caabuqa jirka IWM.
Akhriso waxyaabaha madax xanuunka keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0
Akhriso waxyaabha hurdo xumada keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0
Akhriso waxyaabaha dawakhaada keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6234.0
Akhriso waxyaabha kor-hurka keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5716.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version