Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xiniinta bidix ayaa la iga qalay?
(1/1)
Abdikadir dhere:
Asc wan idin salaamy somalidoc aad bn idin kaga mahad celinayaaa sida Hagar LA,aanta ah ee aad dadkiina xaga cfimaaskiisa xilka wayn isaga saarten
Waxan ahy nin dhalinyaro ah sano sodonaad Ku jira wali guurasan hada ka hor waxa ibararay xididada xininyaha dhinaca bidix baaa qalin lygaga sameeyay
Lkn wali xididadii sidii by wali uga buuran yihiin meeshii su,aashydu waaa qalinka inay baba,aan verococele ku ma dhacdaaa mise kaliya saamyntooda baaba,da ee meesha waa laga dareemayaaa
Mahadsanidiin
SomaliDoc:
Varicocele waa bararka xididada arooriyaasha ee qooraha soo galo, xaalado dhif ah ayaa qalliin u baahdo, mararka qaarne qalliinka ka dib wuu soo laabtaa, faahfaahinta xanuunkaan iyo qalliinka lagu sameeyaba ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version