Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xiniinta oo yaraato howlgab miyaa?
(1/1)
Abdikadir dhere:
Hadii xiniinta ciladi Ku dhacdo dabadeed ay yaraato hawl gab ma noqotaaa mise way shaqayn kartaaaa
SomaliDoc:
Haday xiniinti shuuqdo ama yaraato, badanaa way howlgabtaa oo tan kale ayuu qofka ku shaqeysan karaa, ogow cilladda ugu badan ee xiniinta baab'iyo ama shuuqiyo "Testicular Atrophy" kadibne howlgabiyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version