Author Topic: Su'aal: Dhagaha oo leh malax ama dhecan?  (Read 4526 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sahil

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Dhagaha oo leh malax ama dhecan?
« on: December 09, 2018, 02:37:28 AM »
Asc dhakhtar magcaygu wa sahil wxey dhibato ika haysa dhagta midig oo malax/dhecan jogto ah kasocdo ila yarantaydi dhakhatir bdn wan boqday lkn wali wx natijo mahayo hda dhagti sida ta kale sfcn maqalkedu maha mrka mxn sameya mhdsnid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Dhagaha oo leh malax ama dhecan?
« Reply #1 on: April 07, 2019, 11:38:47 PM »
Walaal cilladaasi waxaa la dhahaa "Otitis Media" waa caabuqa ku dhaco dhegta gudaheeda, markuu qofka ku raagane way dhib badan tahay daaweynteeda oo mararka qaar qofka wuxuu u baahnaan karaa qalliin, taladaydu waa inaad la xiriirta dhakhtar dhegaha ku takhassusay ee E.N.T sababtoo ah cilladaan markay heerkaasi gaarto goojo iyo kaniini waxba kama tarto. faahfaahinta cilladaan ka akrhiso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=546.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Caanaha naaska dhagaha ilmaha malagu shubi karaa?

Started by BalqiisahaajiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12475
Last post February 06, 2016, 02:44:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhagaha oo Guux ama dhawaq Hugun cml ah ka dhax shidmay!

Started by Zaki Cade20Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 15072
Last post January 14, 2016, 02:14:59 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhagaha oo Guux ama dhawaq Hugun cml ah ka dhax shidmay!

Started by Maanka007Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 7827
Last post February 06, 2016, 05:42:34 PM
by Maanka007
Suaal ku saabsan xanuunka dhagaha ku dhaca

Started by Hussein FowzzyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 12864
Last post February 17, 2016, 03:42:08 PM
by SomaliDoc
Guuxa Dhagaha ka Baxaya (Tinnitus)

Started by JamayassinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 63093
Last post May 28, 2015, 10:12:35 PM
by SomaliDoc