Author Topic: Su'aal: Wax cad cad oo siilka ka soo baxo?  (Read 9839 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Salmaam

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Wax cad cad oo siilka ka soo baxo?
« on: December 11, 2018, 04:33:36 PM »
Dr siilka ayaa Ku arkey wax yar yar oo cad cad sheki weyn I gekiyey uurna ma lihi ilmana waa LA igu qalay xata markaan ka qubeysto shahwada xaajiga

Dr ila tali ciladaas maxay tahay waxaas cad cad oo siilka iga soo bax baxaya




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Wax cad cad oo siilka ka soo baxo?
« Reply #1 on: April 07, 2019, 11:41:50 PM »
Qoraan cad oo aan uur lahayn oo mararka qaar ka yimaado farjiga weliba galmada ka dib, xilliga caadada soo dhaw dahay iyo markay hooyada nuujinayso waa arrin dabiici ah wax dhib ahne ma lahan, laakiin haddii qoyaankaasi cad leeyahay ur, dhabar xanuune la socdo waxay tilmaan u noqotaa caabuqa uu keeno fangaska loo yaqaano candida, faahfaahinta caabuqaan horay ayaan uga hadalnay ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Maxaa keena inuu sanka korkiisa finan yar oo malax ku jirto kasoo baxo=?

Started by CfatahBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 23380
Last post June 16, 2009, 10:44:01 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Wax buuran oo hilib camal ah ayaa ka soo baxo hoosteyda?

Started by SammiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10734
Last post November 10, 2012, 03:33:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa i xanuna indhaha markaan guriga ka baxo?

Started by Iqroabdi110Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 27634
Last post December 04, 2016, 09:11:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Qanjirka gacanta kala goyskeeda kasoo baxo?

Started by Ibnu muhammadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4699
Last post September 05, 2015, 12:57:05 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Nabarka dabada kasoo baxo ee la dhaho FISTULA?

Started by Abdulkadir HajiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9358
Last post February 02, 2016, 03:08:30 PM
by SomaliDoc