Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hamiyarida naagaha xaga sarirta?

(1/1)

caisha:
Asc wan idin salamay dhaman waxan qabaa sual kusabsan qof dumar ah oo hamigisa yar yahay ama kalajeclen xaga sarirta)maxaa sababi karo maxase lagu dawey karaa daawo laqaato majirtaa dctore mar ayaan dhaqtarad nagaha kutaqasustay wax kaweydiyay markaas waxey igu dhahday dr cilmi nafsiga aad kadib wan kamadax adegay oo ma aadin hada waxan radinayaa xaalku muxuu yahy ciladaas in mu da ah ayan isku arky aad na wan udhibsaday

SomaliDoc:
Su'aashaan horay ayaan ugu faahfaahinay qoraal aan kaga hadalnay asbaabta keento dareen la'aanta iyo hammi yarida dumarka ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3818.0.html

Halyey9:
Asc Dr Hiv Mudo intee la eg ayuu shaybaadh lagu ogaan karaa 3 billod mise wax ka yar

Navigation

[0] Message Index

Go to full version