Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sidee loo bikro jabin karaa?

(1/1)

Adow:
Walaale waa kaaga mahadcelinayaa sidaa ucaawisid umada somaliyeed dhamaantoodilaahay baa mahadleh hanoo kaadheereeyo cimrigaaga waxaa rabaa inaa inaa labo suaal
1 galmada hadii gabadha bilkro tahay sidee ugu fudud oo ninka isagoon niyadiisa jabin loo jabinkaraa
2 hadii gabadha laqasbo ayadoo loo maraayo in xanuunka ladhaafiyo maxaa ka imaan kara niyadeeda ama nafsaani waa waa mahadsanid

SomaliDoc:
Xuubka bikradu waa mid fudud oo si sahlan cadaadiska xubintaadu u kala jeexi karto, laakiin haddii gabadha si fircooni ah u gudan tahay, waxay ku xiran tahay heerka gudniinkeeda maadaama dhowr nuuc uu yahay, faahfaahinta ka akhriso halkaan maadaama ay jiraan gabdho u baahan in qalliin lagu sameeyo si galmada adiga iyo iyadaba ugu dhibaatoon: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1907.0

Midda ku saabsan is-qasbidda, waxaad akhrisataa talooyin ku saabsan gogol-xaarka galmada ee qoraalkaan ku faahfaahsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3818.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version