Author Topic: Su'aal: Habla-baasta qof weyn ku dhacda?  (Read 3609 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Caydiid

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Habla-baasta qof weyn ku dhacda?
« on: December 14, 2018, 11:19:19 AM »
ASC WR WBR

Salaan kadib Dr, qofka hablaas ku dhacday si jooto ah ma u maydhan karaa, welibana biyo diiran oo leh dhitoyl iyo milix khaasatan ma isticmaali karaa maalinkii 4 ilaa 3 jeer.

Sidoo kale waxa ay dadku ku odhanayaan haw soo bixin dibada waayo waad ku shaashoobaysa oo beerka ayey dib ugu noqonaysaaa ama mudada jiritaankeeda ayaa sii dheeranaya.

Dhakhtar maxay tahay sababta qofka habla-baastu ku dhacdo in cadceeda la jiifiyo oo buste iyo alaab culus dhakada laga sii saaro inta uu cadceeda qaadanayo?



Waad mahadsan tahay dhakhtar....




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Habla-baasta qof weyn ku dhacda?
« Reply #1 on: April 12, 2019, 09:10:11 PM »
Walaal halkaan ka akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan xanuunka hablobaasta ama busbuska: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=831.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer afka ka yimaado marka aan seexdo?

Started by Haji2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 61306
Last post December 05, 2015, 11:34:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Cilada naaso bararka runti dhib weyn ayaan ku qabaa?

Started by Dada AmiinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24271
Last post October 31, 2016, 04:11:20 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Wiil yar Haduu guursado Islaan duq ah ama weyn?

Started by Hassan BileBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6238
Last post March 14, 2011, 09:39:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxa kena qof weyn inu isku kaadiyo?

Started by BarowBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2929
Last post September 16, 2016, 09:30:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee loola tacaalaa caloosha weyn?

Started by ElmaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4213
Last post October 14, 2018, 11:35:31 AM
by SomaliDoc