Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Habla-baasta qof weyn ku dhacda?
(1/1)
Caydiid:
ASC WR WBR
Salaan kadib Dr, qofka hablaas ku dhacday si jooto ah ma u maydhan karaa, welibana biyo diiran oo leh dhitoyl iyo milix khaasatan ma isticmaali karaa maalinkii 4 ilaa 3 jeer.
Sidoo kale waxa ay dadku ku odhanayaan haw soo bixin dibada waayo waad ku shaashoobaysa oo beerka ayey dib ugu noqonaysaaa ama mudada jiritaankeeda ayaa sii dheeranaya.
Dhakhtar maxay tahay sababta qofka habla-baastu ku dhacdo in cadceeda la jiifiyo oo buste iyo alaab culus dhakada laga sii saaro inta uu cadceeda qaadanayo?
Waad mahadsan tahay dhakhtar....
SomaliDoc:
Walaal halkaan ka akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan xanuunka hablobaasta ama busbuska: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=831.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version