Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Shahwada oo kaadida soo raacdo?
(1/1)
Elma:
asc somali doc. waxaan isku arkay shahwadda oo kaadida sooraacaysa, waliba inta udanbaysa kaadida.
sidookale shawadu waxay leedahay kurtumo yar yar.
SomaliDoc:
Su'aashaan horay ayaan uga jawaabnay ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version