Author Topic: Su'aal: Muuqaalkega iyo dadeyda isma lahan?  (Read 4227 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hanad Ahmed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Muuqaalkega iyo dadeyda isma lahan?
« on: December 15, 2018, 09:46:24 AM »
Asc SomaliDoc waad mahadsantihiin walaalaha isu xilsaaray hawshan faa'idada leh Waxaan qabaa su'aalo badan
1. waxaan ahaye wiil 22 jir ah Muqalkega marka ee dadka i arkan waxaa la ii maleyaa 15 ama 14 qof jira wana gabanhye waxaana leyhaye gamo yaryar iyo  cago yaryar sido kle xubinkega Taranka waa mid yar iyada xita
2. Muuqalkega waa 14 ama 15 jir dadeydana waa 22 Jir Familkana uma lahan waxa dhaxal ah Gabnida waxa cilad ah maa jira doctor




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Muuqaalkega iyo dadeyda isma lahan?
« Reply #1 on: April 12, 2019, 09:37:58 PM »
Badanaa korriinka jirka waxay ku xiran tahay heerarka hormoonada qaabilsan korriinka, haddii jirkaaga ku yar yihiin way dhacdaa in jirkaagu korriimada ku yaraato, sidoo kalane xubinta iyo qooorahaba aysan korin, taasi waxay u baahan tahay in aad dhakhtar ku takhasusay hormoonada inaad la xiriirtid "Endocrinologist" si loo hubiyo inay cillad jirto iyo in kale.

Intaas kadib waxaa suuragal ah inaysan cilladba jirin oo abuuris tahay, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan in da'da iyo muuqaalka qofka is yeelan waayaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7911.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: