Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: In muddo ah biyo bax degdeg ah?

(1/1)

Khadar sheikh:
Asc walaal waxaaan isku arkay in muddo ah biyobax deg deg ah markaaan xaaskeyga taaa taabto waxyar hadaaan joogo biyaha ayaaa iga soo daadanayo waxaa jiro daawooyin biyaha celiyo kuwaas marabo in aaan cuno maxaaa igula talin laheyd daawo aana dhib kaaga imaaneynin majirtaaaa

SomaliDoc:
Faahfaahinta cilladaan waxa keeno iyo siyaabaha loola tacaalo ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version