Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Gaaska ma kuu diidaa cunnada cas?
(1/1)
Hamze_a:
Asc bahda somali doc aad baad ugu mahadsantihiin ka haqabtirida dhanka caafimadka bulshadiina
Suaal
Gaasku makeenaa inaaad gebi ahaanba cuniwaydo cunada cas sida suugada ama inaad ka wiswisto cunooyinka qaar?
SomaliDoc:
Yaanyada ama tamaadhada waxay siyaadisaa aashitada ama acid-ka caloosha, sidaa darteed qofka gaaska qabo waa inuu ka fogaadaa cunnada aashitada siyaadiso iyo cunnada saliida ku badan tahay, faahfaahinta xanuunka gaaska waxaad ka akhrisataa qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version