Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan leeyahay Ilowshiyo badan?

(1/1)

Fefoo:
Asc somali doc.
Waxan haysta ilawshiyo badan,markan xafido malin ka dib ama labo Cisho ka dib wan ilawayaa wxn kale darema in concentration ka mrkn wax akhrinayo igu yar yahay.
Mahadsanid

SomaliDoc:
Horay ayaan cilladaan ugu faahfahinnay qoraal, waxyaabaha ilowshiyaha keeno iyo siyaabaha loola tacaalo ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4524.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version