Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cunto dabiici ah oo koriso xubinta taranka?

(1/1)

Caydiid:
ASC WR WBR

XUBINTA TARANKA OO AAD U YAR AWGEED MA JIRTAA CUNTO AMA SHAY KOR U QAADI KARA KORIINKEEDA? MAXAA SABABA KORIINKA JIDHKA OO ISTAAAGA DHAKHTAR?


MAHADSANID SIDA FIICAN EEE AAD NOOGA JAAHIL SAARTO SU'AALAHA

SomaliDoc:
Ma jirto cunno si dabiici ah u weyneyso ama u kordhiso xubinta taranka kaliya, sababtoo ah xubinta taranka waa qeyb ka mid ah jirka sida gacantaada iyo lugtaada oo kale, marka cunno kaligiis weyneysiinayso ama korinayso ma jirto.

Midda ku saabsan daawooyinka ama waxyaabaha xubinta la sheego in lagu wayneysiiyo waxaan horay uga diyaarinnay qoraal faahfaahsan ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5846.0

Arinta korriimada jirka iyo xilliga ay istaagto waxaad kaloo ka akhrisan kartaa casharkaan kale: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6522.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version