Author Topic: Su'aal: Dhiigkar ayaa la igu sheegay?  (Read 84652 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Shaarkay

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Dhiigkar ayaa la igu sheegay?
« on: December 15, 2018, 09:11:52 PM »
Da'deda waa 20 sano Mudo 8bil Ka hor ayaa aad u jiraday Ka dib marka IsbitaaL tagay Waxo ii sheegay doctor Ka ino baresharkega kacsan yhy markas baresharka Waxu ahaa 156/86, woxona I dhahay Iska Yaray Milixda/cusbada.
Xiligaas walwal igu beermay xata waxa damcay ina iska daayo wax barasha lkn waalidka ayaa igula taliyay inanan joojin wax-barashada hada iska daya oo Problem-ka igu badanayo alx hada sidi Hore waa Ka ficanahay Baresharkana marka igu ficanahay Waxo imada 115/78
Lkn Marka is Dhaho Cuntado cusba leh cuno wuu kacaa.
Hadana waxa daremaa
1:Wadna garaac Jogta eh: hada Iska cabirana garaca wadnaha waa caadi waxo u dhaxeya 67-75.
2:Madax wareer.
3:Dhagaha oo i' guuxa.
4: marka xanaqo ama Zaid u qosllo Labada Gacmood aya i kababyoda, farahana Wee I garirayaan, Isla marka zaid u qolana waxa darema dhabanada wee I dumaxayaan,sankana Woo i Gorara Si qof diif hara cml Ka dibna diif ayaa iska fiifinaa.
5:hada labada lugood isi saarto Kabaabyo Ayaa darema, marka Kala qada lugaha wee iga dagayaan.
6:cagahan wee Imasenaya xilliyada qaar.

Marka maxa igu talin Laheed DR.
              Mahadsanid Dr.
Fg:qof walba oo farintan aqriya waxa Ka codsana ino iso duceeyo.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Dhiigkar ayaa la igu sheegay?
« Reply #1 on: April 14, 2019, 10:11:37 PM »
Astaamaha aad tilmaantay oo idil waa calaamadaha dhiigkarka, taladaydu waa inaad dhakhtarka ku laabataa si daawo lagugu qoro, midda kale maadaama dhalinyaro aad tahay waxaa jiro xanuuno sababi karo dhiig-karka in kuwasi lagaa baaro sida cilladaha ku dhaco kilyaha iyo wadnaha.
Wixii faahfahin dheeraad ah oo ku saabsan xanuunka dhiig-karka, ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=467.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Abdiyare22

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Dhiigkar ayaa la igu sheegay?
« Reply #2 on: September 20, 2019, 09:00:06 PM »
sxb sharkeey an ku su aale meqa mara laga cabiray dhiiga markii lagugu sheegayay dhiigkarka mida kale hadu dhiigada aha 156 kan hosana aha 86  side kuso dagay ma dawa qadatay mise dawo adoo qadanu soo dagay blse jawaab an ka sugaa sxb sare

Offline Abdiyare22

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Dhiigkar ayaa la igu sheegay?
« Reply #3 on: September 20, 2019, 09:03:03 PM »
an inta su aal si racsade
ma hal malin kaliya inta lagu baray u 156 iyo 86 noqday  kadibna lagu dhahay waa qabta mise dhor maliba lagu baray oo inta le soo sheegay mashiimka