Author Topic: Su'aal: Ilmaha dhareero maxaa keeno?  (Read 3933 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Deeqo Ali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ilmaha dhareero maxaa keeno?
« on: December 16, 2018, 01:42:03 AM »
waxaa i jooga cunug yar oo sanad iyo bar jira waa dhareera markaan dhaqtar ugeeyay wuxu idhahay wax dhib ah ma jiro oral gel vitimin c ayuu usoo qoray waxna kga ma garan.
hda waxaan ku arkay carab nuug ama carabka ayuu jaqaa kaas miyaa dhareerka keenayso
waa mahadsan tihin Sod




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ilmaha dhareero maxaa keeno?
« Reply #1 on: April 18, 2019, 09:23:03 PM »
Waxyaabaha ugu badan ee caruurta yaryar ku badiyo dhareerka afka waa markay ilkaha u soo baxayaan, haddii quuman ay qabaan ama qanjirrada dhuunta infekshan kaga dhaho, sidoo kale haddii ay carabkooda dhuugaan, qanjirrada calyada aad ayay u shaqeeyaan...

Marka maadaama hadda uu carabka dhuugo, taasi ayaa u sabab ah wuuna ka istaagi doonaa hadduu carab dhuuqa joojiyo ee dhib kale ma jirto.

Halkaan ka akhriso waxyaabaha dhareerka u keeno dadka waaweyn: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3111.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 55876
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 106885
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 57891
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 62215
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig
Su'aal: maxaa farqi u dhaxeeyo ragga leh jocorta iyo ragga aan laheen?

Started by JaakeyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 28937
Last post June 11, 2017, 12:22:58 PM
by SomaliDoc