Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xiniintu haday yaraato ma howlgabtaa?
(1/1)
Abdikadir dhere:
Xiniintu haday tan kle ka yaraato cilad Ku timid awgeed hawlgab ma noqtaaa?
SomaliDoc:
Haddii ay xaniintu yaryaraato ama shuuqdo, way howlgabtaa laakiin midda kale ayaa sii shaqeyso lamana dareemo inuu howlgab jiro haddii shahwada iyo hormoonadaba la baaro, akhriso cashar aan horay uga hadlay cilladaan iyo waxyaabaha keeno in xiniintu baaba'do ama shuuqdo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version