Author Topic: Su'aal: Xiniintu haday yaraato ma howlgabtaa?  (Read 3658 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdikadir dhere

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xiniintu haday yaraato ma howlgabtaa?
« on: December 16, 2018, 09:04:17 PM »
Xiniintu haday tan kle ka yaraato cilad Ku timid awgeed hawlgab ma noqtaaa?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xiniintu haday yaraato ma howlgabtaa?
« Reply #1 on: April 18, 2019, 09:24:46 PM »
Haddii ay xaniintu yaryaraato ama shuuqdo, way howlgabtaa laakiin midda kale ayaa sii shaqeyso lamana dareemo inuu howlgab jiro haddii shahwada iyo hormoonadaba la baaro, akhriso cashar aan horay uga hadlay cilladaan iyo waxyaabaha keeno in xiniintu baaba'do ama shuuqdo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxaa keena ina xiniinta bidix ka yaraato ta midig?

Started by A/qadir AbdiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 8294
Last post June 10, 2015, 01:24:33 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxa keena xusuusta qofka o yaraato?

Started by AbumuscabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4386
Last post August 21, 2015, 12:19:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa sababa xasuusta qofka oo yaraato?

Started by Mo DigdigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3113
Last post September 11, 2015, 01:51:29 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena in xubinta taranku yaraato?

Started by SamowadeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10651
Last post March 25, 2018, 06:05:00 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xiniinta oo yaraato howlgab miyaa?

Started by Abdikadir dhereBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3992
Last post March 31, 2019, 12:06:32 PM
by SomaliDoc