Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan qabaa qoyaan saa'id ah?

(1/1)

Rasia Ali:
Asc wr wb somalidoc sual ban qaba
Waxa qabaa qoyaan said ah waxana igu bilowda marka dhiga ka qubeysto mana uran lakiin wa qoyan badan o cad o dhadhereyo maxa kena qoyankas?
 Aniga wali ma gursan

SomaliDoc:
Qoyaanka biyaha u eg oo adag oo caadada kadib la isku arko, wax urne aan lahayn waa mid dabiici ah wax dhib ahne ma keeno, dawane uma baahnid, laakiin qoyaanka ka dhasho infekshanka faahfaahintiisa ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0

Rasia Ali:
Somali doctors waad mahadsan tihiin waxan iska heley infection  waan iska daaweyey Alhamdullilah

Navigation

[0] Message Index

Go to full version