Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Naas caano dhan laga waayay?

(1/1)

Iman Osman:
Asc dactor
Badana waxan qaataa qoraalada aad soo dhigtaan anigoo ku lifaqaya #somalidoc.
Si an uso dhigo groupska ay dumarka iskugu imaaden.
Doc waxa ila kulantay gabadh aqriday qoraal ka hadlayay naasaha.
Bukankas wxy ka cabanaysay in naasaheda wax caano ah laga waayay mudo 6 sano ah aya kaso wareegtay wxy dhashay afar carura labadi carura u danbeayay waxa cano ah haba yarate ama dheecan ah way iska wayday , naaska midigna waxay ku aragtay meel soo buuran ooo hafeefad leh iyo kaar.

Plz doc i caawi aniga ayay garab isoo waydisatay anigana adinka  ayaan ardayad idiin ahay

SomaliDoc:
Waxyaabaha ugu badan oo hooyooyinka caano yarida ama caano la'aanta u keeno waa iyagoo aan isla markii ay dhalaan caruurta ku bilaabin nuujinta ama iyagoo caano kale ku bilaabo, haddii naasaha la nuugin ama la xoodxoodin, caano ma soo galaan, sidoo kale waxyaabo badan ayaa keeni kara caano la'aanta ama yarida horayne qoraal ayaan ugu faahfaahinnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5596.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version