Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Wax iima carfaan iimana uraan?
(1/1)
Abdirizak ali hassan:
asc Dr su.aashan horay ayaan kuu waydiiyay waad iga jawaabatay waxaan rabaa inaan helo daawo si aan u helo Naafisgaygii saxda ahaa hadii alle idmo waxaad ii shegtay inaan u bahanahy daawo sida qaliin hadii laga fursan waayo sankuna qashin ama Wasaq ku jirto hada waxaan jooga uganda waxaan imaan rabaa kenya waxaan rabaa inaad noqotaan dhaqtarkii aan xanuunkaas u tago ama aan waysiiyo daqadiisa allana idinku guuleeyo waxaan u bahanay daawo faldan xiriirkauga waa kan si aan u helo daawo isoo sheega meel aan idinkala xariiro Tel ama E-Mail aniga xariirkaygu waa kan Abdirizakhass@gmail.com fadlan iga caawoya somalidr inaan helo daawo xanuunkaas oo i haya mudo ku siman 3 ilaa 5 sano inta u dhaxaysa
mahad sanidiin waana idinku amaanaya shaqada aad u haysaan dadkiina alaha idinku asturo
abdirizak ali hassan
Navigation
[0] Message Index
Go to full version