Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Wuxuu leeyahay Caabuqa Bushinta?
(1/1)
Axmed Hassan:
Asc dr.
Waxan qabaa su,aal .
Taasoo ah , wiil yar o wlalkey ah ayaa wuxu ka bukaa bushimaha ama faruuryaha wey guduudtaan kadib qolof ayaa fuusha ,marka la modo in ay bogsnyaan qoloftii ayaa ka dhacda oo sidoodi ayay kusoo laabtaan.
Baaritaan lagu sameeyay dhakhaatirtu negative ayay dheheen meshina weli waa buktaa .
Mrka dr mxy thy ciladaas maxaa sabab u noqon kara side ugu fudud ee lgu daaweeyn karaa . Mhadsnid
SomaliDoc:
Cilladaasi caabuq ma ahan, horay ayaane qoraal gooni ah ugu faahfaahinnay ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version