Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: 5 saac ka badan ma seexan karo?
(1/1)
Yasiincali:
Stress aa hurdo yari igu sababay marka ma seexan karo hurdo igu filan marka maxaa xal ah dr halsano ee hurdadi iga maqan tahay
SomaliDoc:
Hurdo la'aantu waa dhowr qeyb: in hurdada kaa imaan wayso ama in waqti kooban kaliya hurudid iyo in hurdada inay kaa qasan tahay. faahfaahinta cilladahaasi ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version