Author Topic: Su'aal: Haddii hormoonka Estrogen-ka la yareeyo?  (Read 4265 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdiyare54

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Haddii hormoonka Estrogen-ka la yareeyo?
« on: December 18, 2018, 12:07:53 PM »
Waan Ku Salaamay Dr Aad Ayaan Kaaga Mahadcelinayaa Howsha Wanaagsan Aad Bulshada U Heysid Salaan Kadib Waxa Aan Maqlay In Hadii Hormoneka Estrogen La Yareeyo isla Markaana Hormoneka Testosterone Kor Loo Qaado Uu Qofka Ragga Ah Faaiidooyin Bdn u Leeyahay Suaasheydo Waxey Tahay Maxeey Faaiido Bdn Leeyihiin Mana Jirtaa Hab Dabiici Ah Tusaale Ahaan Cunooyin Ama Daily Activity Aan Sidaas Ku Samayn Karo Mahadsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Haddii hormoonka Estrogen-ka la yareeyo?
« Reply #1 on: April 19, 2019, 09:28:38 PM »
Labada hormoon ee kala ah Estrogen iyo Testosterone way isla shaqeeyaan, hadduu mid kaco kan kale way nusqaamaa, caadiyan ragga wuxuu Alle ku badiyay hormoonka testosterone, dumarkane hormoonka estrogen, laakiin mid walba hormoonka kale in yar ayuu ka haystaa oo isku dheelli tiran, hadduu qofka daawo u qaato inuu hormoonka kordhiyo ama mid yareeyo waxaa dhacayo khalkhal dhibaato ayayne keeni kartaa. tusaale ahaan haddii hormoonka testosterone la kordhiyo iyadoo wax dhib ah jirin sida markii GYm-ka la ciyaarayo oo kale waxaa ka dhalan karo dhibaatooyinka ku xusan qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5810.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Haddii Ay Koronto (Electric) I Qabsato Mar Mar, Caafimaadkeyga Dambe Ma U Daran Tahay?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 8467
Last post April 08, 2012, 05:44:04 PM
by CilmiSabca
Dood Wanaag: Ceebaha Aanu Leenahay Haddii Aan Takhaatiir Nahay?

Started by AdminBoard Feel Free Here

Replies: 1
Views: 16945
Last post October 21, 2014, 10:04:59 AM
by Diagnostic
Su'aal: Haddii la isticimaalo kondhob datekiisu uu dhacay maxaa dhacaya?

Started by QawdhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7221
Last post April 06, 2012, 05:58:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Haddii Aa Si Qaldan U Isticmaalo Daawo Caafimaadkeyga Ma Saameyn Kartaa?

Started by AbuJaasumBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9863
Last post May 19, 2012, 04:31:50 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Haddii infakshan awgiis ilmo la waayo, maxaa talo ah?

Started by Mohamed12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6668
Last post April 25, 2015, 02:26:47 PM
by SomaliDoc