Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xaydha caloosha iyo Sanjabiisha?

(1/1)

Huda salah:
Asc somali doc aad ayaad ugu mahadsanthiin  wacyigelinta ummada somaliyeed 
Su'aashaydu waxay tahy xaydha caloosha malagu yareyn karaa sanjabiil waliba ta qoyan(ginger) colgate iyo liindhanaan oo inta laysku daro caloosha korkeeda lagu daliigayo
Cafimaad ahaana maqaarka mxay yeelaysaa
Mhadsand

SomaliDoc:
Waxyaabahaas la isku daray laguma yarayno karo xeyrta caloosha sababtoo ah xeyrta ma ahan wax maqaarka dul saaran waa dufan ku kaydsan jirka gudihiisa, midda kale caafimaad ahaan waa halis inaad colgate, liin dhanaan, sanjabiil inaad isku dartid sababtoo ah daawada ilkaha waa kiimiko waxaa dhici kara in xanuun hor leh kuu keento, waana halis.

Qoraalkaan ka akhriso xeyrta iyo buurnida siyaabaha loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version