Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Caadka indhaha fuula?

(1/1)

Marwan ismail:
asc dr
waxan jira 18 sano waxaan isku arkay in mudo ah in indhahayga ay kuso waregayan caad cadi ,yarantaydi waxan laha taracoma ama indho casaan lkn hda way ika babaday hdana cadka cadba bilaabmay,wadno garaac wan leeyay o wan dareema wadnahayga garaacisa habenki. waxanan maqlay in laku indho beelo hdi cadku u kugu bato ,tasina stress bay  isi qadsisey
maxan iku talin lahayd dir mahadsanid

SomaliDoc:
Waxaad u baahan tahay inaad dhakhtar indho la xiriirtid si laguu baaro, waana sax in caadka indhaha fuulo uu aragga yareeyo, faahfaahinta caadka indhaha fuulo iyo sida loo daaweeyo ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1149.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version