Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dibinta hoose ayaa aad ii cas?
(1/1)
Huda salah:
Asc Somali doc
Su'aashyda waxay tahay labadayda dibnood(bishmood) mida hoose ayaa aad ii cas had iyo jeerna dildilaac ayey kentaa iyo qalayl mida sarena waa madow
Fadlan hdaad iihaysaan talo aan isugu ekeysiin karo dibnahyga ila wadaaga ama inuu xanuun jiro sababaya arrintaas
Waad mahadsanthiin fadlan jawaabta ayaan idinka sugi
SomaliDoc:
bishinta / faruurta / dibinta hoose oo cas waxaa keena dhowr arrimood sida xanuunka gaaska, fitamiin yarida iyo in cunnooyinka qaar aad Allerji ku qabtid ama inaad faruurta hoose carabkaaga ku qoysid mar wlababa ama fiiqdid markay qolof soo fuusho, marka cilladahaas kala duwan mid walba talo gooni ah ayay leedahay marka taladaydu waa inaad dhakhtar la xiriirtaa si loo ogaado, kadibne talo lagaaga siiyaa. cilladaan oo faahfaahsan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version