Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Gaaska ma keenaa oomateed xumo?
(1/1)
Hamze_a:
Asc bahda somali doc
Suaal
Gaasku ma keenaa oomateed xumo ama inaad cuniwaydo cunooyinka qaar sida suugada cas?
Mahadsinidiin
SomaliDoc:
Haa, xanuunka gaaska wuxuu keenaa cunno xumo iyo cunnooyinka qaar ee gaaska kiciya inaad ka fogaatid sida suugada lagu daray yaanyada maadaama aashitada ku badan tahay, faahfaahinta xanuunkaan iyo astaamaha la dareemo ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version