Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cudurka maqaarka ku dhaco ee Fungi?
(1/1)
Osman Jama:
asc. Dr. waan kuu mahd celinayaa adi iyo teamka kale ee somalidoc. waxaa dhib igu haya cudurkaan maqaarka ku dhaca ee fungi gaar ahaan maqaarka xaninyaha raga. mudo baan daawadaan creamka intafungi qaatay markastana wuu igu soo noqdaa dhib badana waa igu hayaa sida cuncun joogta ah, suun qarmuun iyo cadcad timaha ah. marka Dr. see uxaliyaa.
Caliqadar:

Navigation
[0] Message Index
Go to full version