Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhiiga caadada iyo naas nuujinta?

(1/1)

Iman Osman:
Asc aad ayad u mahadsan tahiin marka hore secend
Somalida qaar waxay aaminsan tahiin hadii aad dhiiga caadada hesho adigoo ilmo lab ah nuujinaya inuu dhib u keenayo. Arinka maxa ka jira dhakhtar wxn ahy hooyo nuujisa wiil bishi 6 ayan helay dhiiga cadada intii hore maan heli jirin

Thankz

SomaliDoc:
Waxba kama jiraan, waana khuraafaat adigoo caado qaba ama aan qabinba cunugaaga waad nuujin kartaa wax dhib ah adiga iyo cunugaagaba kuu keeni meyso. sidoo kale hooyooyin badan ayaa yiraahda haddii ilmaha hooyadu nuujiso markay uur yeelato cunuga ayaa xanuunsado, taasina horay ayaan qoraal gooni ah ugu faahfaahinay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2529.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version