Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Gacantaa biyaha iskaga keeni jiray?
(1/1)
Mustafe Madoowe:
dictoore waxan ahaa nin gacanta biyaha isaga keeni jiray marka waxan isku arkay inay kaadida i gubto iyo in ay futada iyo xaniinyaha inta u dhexysa ay i xanuunto mar mar dhif ah.maxase lagu daaweyn kara
maxa dhici kara haduusan qofku uu muddo dheeer iska daaweyn xanuunka.mase jiraan natural treatment oo lagu daaweyn karo
SomaliDoc:
Qaabka laguu haayo wa caabuq kaadi mareenka ah ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version